Sheikh Sudais oo ku taliyay in biyaha ZamZam la siin karo bukaannada la il-darran COVID-19
Sheikh Al Sudais oo ah madaxa guud labada masjid barakeysan ee (Masjid al-Haram iyo Masjid an Nabawi) ayaa
dalbanaya in la siin karo biyaha ZamZam bukaannada ka la il-darran COVID-19.
Coronavirus
ayaa saameeyay 2 million ruux oo ku nool dhammaan daafaha dunida, iyada oo
waxyaabo aan la mahdin uu sababay caabuqan sida in si quman aan loo aasin
meydadka muslimiinta oo ay kamid ahaayeen 13 jir Soomaali ah iyo kalkaaliso
kuwaasi oo ku nool Uk.
Faahfaahintaan kasoo baxday imaamka labada masjid ayuu ku
sheegay in dhalada biyaha Zamzam lagu daweyn karo qof waliba oo uu haleelo Coronavirus,
sidoo kale imaamka ayaa sheegay in si maalinle ah todobo jeer lagu nadiifiyo
biyahan jaranjarada masjiddada taasi 90% dileysa jeermisyada.
Biyahan ayaa kal-hore waxa ay dawo u noqdeen
nin la xannuunsannaa buro oo uu ugu danbeyn markii uu isticmaalay bogsaday, Sheikh
Sudais ayaanna aaminsan in biyaha ZamZam ay caawin doonaan in ay dawiib u noqdaan
bukaannada qaba Coronavirus.
No comments