Halkan Waa Astaanta Dhiganaal La Mahdiyay

Warbixinno ku xiisa geliya

Dhigaal: Dalka dunida dhan ugu amnisan



Haddii aad tahay qof daawada Tv, waxaad arki doontaa warar ku saabsan dagaallo iyo khilaaf meel waliba oo dunida ah waase wax laga niyad jabo. Tani waa sababta aan u go’aansaday dhigidda qoraalkan, si aan kuugu soo gudbiyo war ka geddisan waxa maankaagu ku siyaaday  maxaa yeelay dalkani waa midka ugu amnisan caalamka oo dhan magaciisuna waa Iceland.

Iceland ma lahan ciidan militeri, waa halka laga helo hawo sarreyso, adeeg caafimaad oo hufan, mushaar sarre, heerka danbiyada oo hooseeya sidoo kale dalkan waa halka aan laga sheegi karin musuqa, iyo kaneecada, inta aan soo xusay oo idil waa sababta ka dhigtay dalka ugu amnisan dunida oo dhan.

Halkan waxa ay noqon kartaa goobta ugu wanaagsan ee lagu noolaan karo inkasta oo cimilo aan la jecleysan ay halkan ka jirto, waa qawoow, xaqiidii aad bey qawoow u tahay.


Tani waa sheekada waddanka ugu nabadsan caalamka. Qiyaas sidee dunida u ekaan laheyd haddii dal waliba uu nabad ahaan lahaa sida Iceland?



No comments